2024 Sanadkii Doorashooyinka Dunida! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
2024 Sanadkii Doorashooyinka Dunida!
February 28, 2024 - Written by Editor:

Sanadkan 2024 In ka badan 40 dal ayaa loo asteeyey in ay Doorashooyin ka dhacaan. Laga soo bilaabo January illaa February 10 dal ayay ka dhaceen doorashooyin… waxaa lagu tilmaamaa 2024 sannadkii doorashooyinka iyo dimuqraadiyada Aduunka. Waxaa xusid mudan in uu qaranka Somaliland isna kamid yahay qaramada sanadkan doorashada madaxtooyadu  ka qabsoomi doonto.

Waxaa kamida sidoo kale dalalka ay doorashoyinku ka dhacayaan sideed ka mid ah 10 dal ee ugu dadka badan aduunka sida: Bangladesh , Brazil, India, Indonesia, Mexico, Pakistan, Russia iyo USA

January ilaa February

Waxay ka qabsoontay dalalkan:

Taiwan

Finland

Bangladesh

Bhutan

The Comoros

Pakistan

Azerbajan

Indonesia

Belarus

Dominican Republic

March ilaa December 2024

Waxa ay ka dhici doontaa:

Iran

Russia

Ukraine

Portugal

El Salvador

India

Panama

Belgium

Mexico

Iceland

Rwanda

Austria

Croatia

Mozambique

USA

Tunisia

Somaliland

South Sudan

Algeria

Ghana

UK

South Africa

Senegal

Namibia

Togo

Sri Lanka

Venezuela

Slovakia

W/Q; Cabdirasaaq Askar

 

COMMENTS
LINKS