Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Cabdilaahi Dirawal Iyo Ururada Diidan Doorashada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Cabdilaahi Dirawal Iyo Ururada Diidan Doorashada
March 18, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa luuqad adag kula hadlay ururada qaar maalmihii udanbeeyay warbaahinta ka hadlay kuwaasi oo saluugsanaa xeerka isasaarka doorashooyinka ee la ansixiyay

Sidoo kale gudoomiye saleebaan ayaa sheegay in cabdilaahi dirawal ku qasban yahay in uu galo doorashada ururada isagoo dhanka kale fariin udiray xisbiga mucaaridka ah ee waddani.

COMMENTS
LINKS