Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Gaadhsiiyay Tartanka Bisha Ramadaan Ee Ka Socda Degmooyinka Caasimada Qaarkood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Gaadhsiiyay Tartanka Bisha Ramadaan Ee Ka Socda Degmooyinka Caasimada Qaarkood!
March 19, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Xisbiga KULMIYE C/caasiis Maxamed Samaale Ayaa Maanta Ka Qeyb Galey Tartanka Bisha Ramadaan ee Heerka 1aad ee ka Socda Degmooyinka Macalin Haaruun iyo Gacan libaax , Waxaanu Guddoomiyuhu Gaadhsiiyey Garoomadaasi Agab Ciyaareed.

 

COMMENTS
LINKS