Ciidanka Dabdamiska Jsl Oo Damiyay Dab Qabsaday Bakhaarka Diiriye Ee Xaafada Jig Jiga Yar Iyo Khasaaraha Ka Dhashay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dabdamiska Jsl Oo Damiyay Dab Qabsaday Bakhaarka Diiriye Ee Xaafada Jig Jiga Yar Iyo Khasaaraha Ka Dhashay!
March 20, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Dabdemiska Hargeysa oo damiyay Dab Qabsaday Bakhaarka Diiriye oo ku yaala Isgoyska Jigjiga yar gaar ahaan ka soo horjeedka Qaalib Business.

Ciidanka ayaa badbaadiyay hantidii taalay Bakhaarka, waxaana halkaa ka hadlay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili.

COMMENTS
LINKS