Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Asxaabta Iyo Golayaasha Qaranka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Asxaabta Iyo Golayaasha Qaranka!
March 22, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekhul baladka magaalada boorama sheikh cabdilaahi sheikh cali jawhar oo ka qaybgalay casho uu madaxwaynaha Somaliland habeenkii xalau usameeyay culimada daka ayaa dardaarano culus ujeediyay madaxwayne biixi, asxaabta mucaaridka Somaliland iyo golayaasha qaranka.

COMMENTS
LINKS