Maamulka Degmada Wajaale Oo War Kasoo Saaray Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Iyo Tirada Ilaa Haatan Uu Soo Ritay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Wajaale Oo War Kasoo Saaray Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Iyo Tirada Ilaa Haatan Uu Soo Ritay
March 23, 2024 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa ka hadlay xanuunk shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanka wajaale gaar ahaan dhinaca itoobiya kaasi oo hada usoo gudbay dhinaca Somaliland

Sidoo kale masuuliyiintan ayaa sheegay in ay kooxo caafimaad geeyeen xuduudka labada dal

Dhanka kale maamulka degmada wajaale ayaa ka warbixiyay tirade ilaa haatan uu soo ritay xanuunka shuban biyoodku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS