Madaxwayne Kuxigeenka jsl Oo ka Qaybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ah Ee Biyaha Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka jsl Oo ka Qaybgalay Xuska Maalinta Caalamiga ah Ee Biyaha Aduunka Oo Lagu Qabtay Hargaysa
March 23, 2024 - Written by Editor:

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa Maanta  ka qayb galay xuska maalinta Biyaha aduunka oo Hargeysa lagu qabtay, gaar ahaan xarunta wasaarada biyaha jsL

Munaasibada xuska biyaha aduunka ayaa wxaa kazoo qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan iyo haayadaha calamiga ee dalka ku sugan

COMMENTS
LINKS