Xubno Kamid Ah Halgamayaashii Dalka Xoreeyay Oo Ka Digay Shirqoolo Cadowgu Usoo Mageelayo Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Kamid Ah Halgamayaashii Dalka Xoreeyay Oo Ka Digay Shirqoolo Cadowgu Usoo Mageelayo Somaliland.
March 23, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Halgamayaashii hormuudka ahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ee SNM Ayaa ka digay shirqoolo cadowgu usoo mageelayaan Somaliland kuwaasi oo ay gadh wadeen ka yihiin maamulka muqdisho iyo kooxo madax ka ahaan jiray oo isku soo bahaystay hagardaamaynta Somaliland

Sidoo kale xubnahan ayaa xukuumada iyo hogaanka ciidanka qaranka ugu baaqay in ay ka warhayaan ehelada ciidamadii lagu qabtay dagaalkii laascanood kuna xidhan xabsiyada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS