Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka
March 24, 2024 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Gabadh udhalatay dalka jarmalka oo ku sugnayd somaliland gaar ahaan magaalada berbera ayaa maanta qaadatay diinta islaamka halkaasi oo ashahaadada loogu qabtay.

COMMENTS
LINKS