Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji!
March 25, 2024 - Written by Editor:

AWDAL(W,N)-Gudoomiyashaasha Gobolada Maroodijeex, Awdal iyo Gobolka Gebilay oo fulinaya Amarka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa hawlgal shan maalmood qaatay ka fuliyey Dooxada Binji oo ah goobta kulmisa sadexda Gobol.

Gudoomiyaasha ayaa maanta soo gebagebeeyey hawlgalkan oo lagu burburiyey degaano qaab sharci darro ah looga sameeyey degaanka Dooxada Binji iyo degaanada ku xeeran, waxayna ku soo dhamaatay guul iyo degaankii laga baa’biiyey degaamayntii sharci darrada ahayd, iyadoo dhulkaasi ahaa dhul daaqsimeed.

COMMENTS
LINKS