Cisbitaalka Magaalada Wajaale Oo Qarka Usaaran In Uu Xidhmo Iyo Shaqaalaha ka Hawlgala Oo Ka Hadlay Mudada Aanay Qaadanin Wax Mushahar Ah! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cisbitaalka Magaalada Wajaale Oo Qarka Usaaran In Uu Xidhmo Iyo Shaqaalaha ka Hawlgala Oo Ka Hadlay Mudada Aanay Qaadanin Wax Mushahar Ah!
March 26, 2024 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Xaalada cisbitaalka magaalada wajaale ayaa laga darinayaa kadib markii aanay wax mushahar qaadanin shaqaalaha ka hawlgalaa

Qaarkamid ah shaqaalaha ka hawgala cisbitaalka magaalada wajaale ayaa warbaahinta uga waramayay xaalada ay ku sugan yihiin iyo inta bilood ee aanay qaadanin wax mushahar ah.

COMMENTS
LINKS