Suxufi Maxamed Ilig Oo Jeelka Kasii Daayay Nin 9sano Uxidhnaa Mag Lagu Lahaa Iyo Dareenka Uu Bixiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suxufi Maxamed Ilig Oo Jeelka Kasii Daayay Nin 9sano Uxidhnaa Mag Lagu Lahaa Iyo Dareenka Uu Bixiyay!
March 27, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suxufi maxamed cabdi sheekh “ilig) ayaa jeelka hargaysa kasii daayay nin  mag lagu lahaa jeelka ugu xidhnaa mudo sagaal sano ah

Ninkan magta lagu lahaa oo maanta helay xoriyadiisa ayaa ka waramay dareenkiisa iyo sida noloshii qoyskiisu isku badashay intii uu jeelka ku jiray.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS