Maxamed Bk Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Doorkan Madaxwaynaha Jsl Udoortaa Cabdiraxmaan Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxamed Bk Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In Ay Doorkan Madaxwaynaha Jsl Udoortaa Cabdiraxmaan Cirro.
March 28, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaan hore Maxamed Siciid Bk oo warbaahin la hadlay ayaa shacabka Reer Somaliland ugu baaqay In doorashada soo socota ee madaxtooyada Somaliland ay madaxwayne udoortaan musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu sheegay In uu yahay hogaamiyaha xiligan badbaadin kara Somaliland islamarkaana midaynaya shacabka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS