Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qaaday Gaadhi Yar Iyo Khasaaraha Nafeed Ee Uu Sobobay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qaaday Gaadhi Yar Iyo Khasaaraha Nafeed Ee Uu Sobobay
March 29, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dooxa hargaysa ayaa galabta qaaday gaadhi yar oo vits ah gaar ahaan dhinaca boqol jire kaasi oo uu ku geeriyooday wadihii waday gaadhiga uu qaaday.

COMMENTS
LINKS