Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil!
March 29, 2024 - Written by Editor:

Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Khaalid Axmed Koosaar oo ku eedaysan inuu 26-3-2024  ku dilay Magaalada Hargeysa marxuum  Nuur Cabdi Ismaaciil waxaanu ku dhuftay Baaskoolad.

Ciidanka Boolisku waxay wadaan baadhid-dheeraada markay ay dhamaatana waxay  degdeg u horgeyn doonaan sharciga  eedaysanaha.

Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxay tacsi u dirayaa ehelka marxuumkaasi Alle naxariistii janno haka waraabiyee.

COMMENTS
LINKS