Madaxweynaha Jsl Oo Golaha Wakiilada Ugudbiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Ku Mataleysay Komishanka Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Golaha Wakiilada Ugudbiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Ku Mataleysay Komishanka Doorashooyinka
March 30, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyay Komishaneer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ahaa xubintii Xisbiga WADDANI uu ku bedelay Komishaneerkii is casilay.

Golaha Wakiilada ayaa la filayaa inay u qaadi doonaan codka kalsoonida si uu u  guto waajibaadkiisa, una buuxiyo booskii dhinaa ee dhinaca Guddiga Doorashooyinka  Qaranka.

COMMENTS
LINKS