Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga!
April 10, 2024 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa siwayn u oogay tukashada salaadii ciida kuwaasi oo ku tukaday garoonka magaalada

Waxaana tukashada salaada kala qaybgalay maamulka degmada iyo masuuliyiin kale.

COMMENTS
LINKS