Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Sh. Maxamuud Caateeye Oo Kamid Ahaa Imaamada Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aas Qaran Oo Magaalada Boorama Loogu Sameeyay Marxuum Sh. Maxamuud Caateeye Oo Kamid Ahaa Imaamada Magaalada!
April 11, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-ALLE HA,UNAXARIISTEE WAXAA MAANTA AAS QARAN MAGAALADA BOORAMA LOOGU SAMEEYAY IMAAMKII MIDKAMID AH MASAAJIDADA BOORAMA MARXUUM SHEEKH MAXAMUUD CAATEEYE OO MUDO DHEER  CULIMADA MAGAALADA AHAA

WAXAANA AASKA MARXUUMKA KA QAYBGALAY WASIIRO XUKUUMADA KATIRSAN CULIMO AWDIIN IYO QAYBAHA KALA DUWAN EE BULSHADA MAGAALADA BOORAMA.

COMMENTS
LINKS