Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abiib Diiriye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abiib Diiriye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maydkiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono!
April 12, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska alle ha,unaxariistee Muj Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo dhawaan kugeeriyooday dalka jarmalka ayaa maydkiisa dalka la keeni doonaa maalinta bari ah iyadoo lagu aasi doono xabaalaha baqiic ee galbeedka magaalada hargaysa.

COMMENTS
LINKS