Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu Baaqay In Aanay Shaadhkiisa Isticmaalin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Muumin Oo Sheegay In Ay kala Tageen Reer Awdal Iyo Kulmiye, Ex Madaxwayne Riyaale Ugu Baaqay In Aanay Shaadhkiisa Isticmaalin.
April 19, 2024 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka dareen celiyay kulan ay maalintii shalay magaalada boorama uu ku qabtay madaxwaynihii hore ee sommaliland daahir riyaale oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan

Sdoo kale siyaasi seed ayaa sheegay in ay kala tageen reer awdal iyo kulmiye islamarkaana ay doonayaa wasiir xukuumadu in ay daahir riyaale kusoo daba gabadaan islamarkaana isticmaalaan shaadhkiisa.

COMMENTS
LINKS