Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Oo Ka Hadlay Qorshe Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo Mukhaadaraadka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Oo Ka Hadlay Qorshe Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo Mukhaadaraadka!
April 19, 2024 - Written by Editor:

Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Maxamed xaaji Aadan Ayaa Ka Hadlay Qorshe cusub oo  Xukuumadu Kaga  Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo a dagaalada  Mukhaadaraadka iyo sida ay umideeyeen gudiyada kala duwan ee la dagaalama arimahaasi.

COMMENTS
LINKS