Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Wakhtiga Komishanku Ucayimiyeen Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Wakhtiga Komishanku Ucayimiyeen Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Jsl.
April 20, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Golayashaa Somaliland ahna Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa soo dhaweeyay warka maanta kazoo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland kaasi oo lagu cayimay wakhtiga ay dhacayaan doorashada isasaaran ee madaxtooyada iyo ururada siyaasadu

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS