Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale
April 21, 2024 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland oo ay weheliyaan wasiir kuxigeenka wasaarada iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley.

Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa soo kormeeray qaabka ay usocoto qodaal ay wasaaradu ka wado banka mashruuca wajaale taasi oo wasaaradu ku beerayso saraca kala duwan.

COMMENTS
LINKS