Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Dhagax Dhigay Mashaariic | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Gabiley Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Oo Dhagax Dhigay Mashaariic
April 21, 2024 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley Cabdikariin Aadan Diiriye Oo Ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley iyomaamulka degmada arabsiyo ayaa Dhagax Dhigay afar mashruuc oo ay Hir-galinayso Dawlada Hoose ee Degmada Arabsiyo.

COMMENTS
LINKS