Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha Guud Ee Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha Guud Ee Dalka!
April 22, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska codbixiyayaasha ee doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasada.

Sidoo kale komishanka ayaa sedexda xisbi qaranka iyo ururada siyaasada ku wareejiyay liiska codbixiyayaasha tiradooda guud ee dalka ee isdiwaan galiyay.

COMMENTS
LINKS