“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaan Natiijada Doorashooyinka ” Gudoomiye Samaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xisbiyada Aanu Tartamayno Lagama Rabo, Waalana Boobay Iyo Dad Dhintay Baa Codeeyay, Ee Ha Ku Qancaan Natiijada Doorashooyinka ” Gudoomiye Samaale
April 22, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye mudane cabdicasiis samaale ayaa xisbiyada ay utartamayaan doorashada madaxtooyada ugu baaqay in looga baahan in ay aqbalaan natiijada doorashada soo socoto isagoo sheegay in aan looga baah nayn waana boobay iyo dad dhintay ayaa codeeyay

COMMENTS
LINKS