Milicsiga Hadalada Xisbi Xaakimka Kulmiye Ee Ka Hadalka Natiijada Doorashada Aan Wali Dhicin +Dareenka Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Milicsiga Hadalada Xisbi Xaakimka Kulmiye Ee Ka Hadalka Natiijada Doorashada Aan Wali Dhicin +Dareenka Mucaaridka!
April 24, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waxaa maalmihii udanbeeyay warbaahinta hadalo isku mid ah ka sheegay xubno kamid ah hogaanka xisbiga kulmiye iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo mucaaridka ugu baaqayay in ay aqbalaan natiijada doorashada madaxtooyada ee aan wali la gaadhi iyagoo si toos ah xisbiga waddani ugu baaqaya in Ay  uhogaansamaan marka doorashadu dhacdo natiijada kazoo baxda taasi oo bulshada dhexdeeda ka dhalisay hadal haynt badan iyo dareeno kala duwan

Dhanka kale hogaanka xisbiga waddani oo iyagu ka jawaabay hadalada xisbi xaakimka ayaa sheegay in aqbalaada natiijada doorashada ay ka horayso horta in ay dhacdo

HALKAN KAGA BOGO HADALADA MASUULIYIINTA XISBI XAAKIMKA KULMIYE IYO JAWAABTA MUCAARIDKA;

 

COMMENTS
LINKS