Laba Ruux Oo Magaalada Caynabo Ugu Geeriyooday Xanuunka Gawracatada Iyo Kuwo Kale Oo La Ildaran. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Laba Ruux Oo Magaalada Caynabo Ugu Geeriyooday Xanuunka Gawracatada Iyo Kuwo Kale Oo La Ildaran.
March 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Deegaanka war idaad oo kamida gobolka saraar ayaa xanuunka gawracatada ugu geeriyooday laba ruux halka kuwo kalena lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada caynabo.

Dhakhaatiirka ka hawlgala cisbitaalka magaalada caynabo ayaa ka warbixiyay laba ruux ee xanuunka u geeriyooday  iyo kuwo kale oo xaaladooda cafimaad lala tacaalayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/EU9-1HsWyiw

 

COMMENTS
LINKS