Home
Warar
Maqalo
Sugan
English
Xayeysis
Ganacsiga
Ciyaaro
CONTACT US
WARAR
Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Caawa Booqasho Ku Tagay Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!
HARGAYSA(W,N)-Maamulka guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa caawa lagu arkay isagoo ku suga badhtamaha suuqa hargaysa kaasi oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan islamarkaana ay ka adeeganay...
Saturday, April 6, 2024
Waftigii Ka Socday Dawlada Ingiriiska Oo Booqday Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Goobo Kale
HARGAYSA(W,N)-Wafti balaadhan oo ka socday dawlada boqortooyada ingiriiska kuna sugnaa caasimada Somaliland ee hargaysa ayaa booqasho ku tagay suuqyada magaalada hargaysa, jaamacada hargaysa, cisbitaalka adna Sidoo kale waftiga...
Saturday, April 6, 2024
Maydka Marxuumkii Uu Liqay Dhaamka Dilla Oo Lagu Guulaystay In la Helo Mudo 24Sacadood Kadib!
DILLA(W,N)- Baadhitaan socday in ka badan 24 saacadood waxaa goor dhawayd la helay maydka Marxuum Cabdiraxmaan Mukhtaar oo shalay subax uu liqay dhaamka degmada Dila ee gobolka Awdal. Masuuliyiinta Gobolka Ayaa ilaa saaka duljo...
Saturday, April 6, 2024
Dhaam Biyoodka Magaalada Dilla Oo Liqay Wiil Dhalinyaro Ah Iyo Baadi Goobka Loogu Jiro Maydkiisa
DILA(W,N)-Dhaam biyoodka Magaalada Dilla Oo Liqay Alle Ha,unaxariistee Cabdiraxmaan Mukhtaar Cali Iyo Maydkiisa Oo Ilaa Hada Baadi Goob Loogu Jiro. Waxa ilaa hada lagu gudajiraa hawlgal balaadhan oo lagu baadi goobaayo maydka A...
Friday, April 5, 2024
Prof Ibrahim Meecaad Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Iyo Dadkale Ee Cimrada Ama Xajka Utaga Arimaha Siyaasadeed Iyo Sawiro!
CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka hadlay arimo mudooyin kusoo badanaysa in ay ku kacaan siyaasiyiinta somalida iyo dadka qaar taasi oo ah in cimrada ama xajka ay utagaan ari...
Friday, April 5, 2024
Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Ka Qaybgalay Xidhitaanka Tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Wajaale
TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Uu Weheliyo Wasiirka Beeraha Ayaa Galabta Ka Qayb galay Xidhitaanka tartanka Bisha Ramadaan Ee Degmada Tog-wajaale Oo Ay maalgalisay Dawlada Hoose Ee Degmada wajaa...
Friday, April 5, 2024
Hogaanka Ciidamada Booliska Oo Kormeeray Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Ay Direen!
HARGAYSA(W,N)-Hogaanka ciidamada booliska Somaliland ayaa caawa fiidkii kormeer ukuurgalida xaaladaha abni ku tagay suuqa magaalada hargaysa oo ay ka socoto udiyaar garowga ciida bisha ramadaaan oo fooda inagu soo haysa. Sidoo ...
Friday, April 5, 2024
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Oo Madaar Cigaal Kusoo Dhawaysay Wafti Ka Socda Dalka Ingiriiska!
HARGAYSA(W,N)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland marwo Rooda Jaamac Cilmi oo uu weheliyo wakiilka Somaliland u fadhiya Ingiriiska Amb Cabdi Cabdillaahi Xirsi (Day...
Friday, April 5, 2024
“Siyaasiyiinta Soomaaliya Waxa Ay Noqdeen Haiti-da Afrika” Gudoomiye Faysal.
Hargeysa(W.N)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dalka aan iskii isku maamuli karin ee Soomaaliya ay leedahay dhaqanka siyaasadda dalka Haiti. Sidaasna waxa uu ku sheegay qor...
Friday, April 5, 2024
Madaxwaynaha Jsl Oo Caawa Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo caawa Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland. Waxaana madaxwaynaha Xarunta wasaarada warfaafinta kusoo dhaweeyay w...
Thursday, April 4, 2024
Citizen TV Oo Soo Bandhigay Warbixin Majeeratay Nabadgelyada Somaliland Iyo Nolosha Kiiniyaanka ka Shaqeysta Dalka Jsl
NARIOBI(W,N)-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Marwo Rooda Jaamac Cilmi, ayaa soo dhaweysay warbixin togan oo uu Somaliland ka baahiyay Telefishanka Citizen Tv Kenya oo ka warramay nolosha Kiiniyaanka ka shaqeysta Somaliland. ...
Thursday, April 4, 2024
Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Dooxyada Arabsiyo Oo Daadkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen!
ARABSIYO(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Mudane Raabi Cabdi Maxamed, Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Wadooyinka Somaliland Eng Mawliid Nuux Ibraahim iyo Guddoomiyaha Guddida Mashruuca Bebera...
Thursday, April 4, 2024
Dadkii Laga Raray Dhaamka Daami Oo Laga Farxiyay Iyo Maayar Mooge Oo La Dardaarmay!
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka qaybgalay munaasibad maalgalin loogu samaynayay dadkii laga raray dooxa daami ayaa dardaaran culus ujeediyay dadkii lasiiyay gaadiidka yar yar oo ay ku shaqaynsan doonaan. https:/...
Thursday, April 4, 2024
Xildhibaan Sanbaloolshe Oo Markale Loo Magacaabay Agaasimaha Haayada Sirdoonka Somaliya Ee NISA
MUQDISHO(W,N)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabista Agaasime cusub oo ay yeelatay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA, xilkaas oo loo magacaabay Cabdullaahi Maxamed Cali (Sa...
Thursday, April 4, 2024
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeeray Goobta Laga Dhisi Doono Dhaamka Degmada Dacar budhuq.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Dr Sulayman Yusuf Cali koore oo uu wehelinayo Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Eng Cali Cumar Maxamed ( Eng Cali xoorxoor), Marwo ...
Wednesday, April 3, 2024
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Magaalada Hargaysa Ku Qabatay Kulan Dhaqaale Loogu Ururinayo Falastiin
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ayaa magaalada hargaysa ku qabtay kulan kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii loo taakulayn lahaa shacabka reer falastiin ee tabaalaysan. https://www.youtube.com/watch?...
Wednesday, April 3, 2024
Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Sobobta Uu u Aas Aasay Tvga Qaranka Jsl
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland daahir riyaale kaahin oo maanta booqday xarunta wasaarada warfaafinta isagoo kormeeray xarunta tvga qaranka oo uu isagu aas aasay Sidoo kale ex riyaale ayaa ka hadlay sobobta keent...
Wednesday, April 3, 2024
Kulan Lagaga Hadlayay Wacyi Galinta Mukhaadaraadka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Kulan bulshada lagaga wacyi galinayay mukhaadaraadka ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa Sidoo kale ciidanka booliska ayaa digniin la xidhiidha isticmaalka mukhaadaraadka udirayshacabka reer hargaysa. HALKAN KA...
Wednesday, April 3, 2024
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Booqsho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Dardaaranka Uu Siiyay!
HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta Booqasho ku tagay xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wasiirka wasaarada warfaafinta iyo hawlwadeena...
Wednesday, April 3, 2024
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Badbaadiyay 3Qof Oo Gaadhi Ay Saarnaayeen Uu Qaaday Dooxa Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gurmad ufadiyay sedex qof iyo gaadhi ay saarnaayeen oo uu caawa fiidkii qaaday dooxa magaalada hargaysa Sidoo kale ciidamada booliska jsl ayaa digniin udiray wadayaasha gaadiidka...
Tuesday, April 2, 2024
Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Dibadda Jsl Oo soo Dhaweysay Warbixin ka Baxday Telefishan Laga Leeyahay Dalka Kenya!
Hargeysa(W,N)-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Marwo Rooda Jaamac Cilmi, ayaa soo dhaweysay warbixin togan oo uu Somaliland ka baahiyay Telefishanka Citizen Tv Kenya oo ka warramay nolosha Kiiniyaanka ka shaqeysta Somaliland. ...
Tuesday, April 2, 2024
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Degmada Madheera Ee Gobolka Saaxil
HARGAYSA(W,N)-Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay'adda Islamic Releif ayaa 150 qoys Raashin u qaybisay dadka kaamka Barakacayaasha Degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil. https://www.youtube.com/wat...
Tuesday, April 2, 2024
Roobab Lagu Qabowsaday Oo Ka Da,ay Hargaysa Iyo Deegaano Kale Oo Katirsan Somaliland
ROOBAB LAGU QABOWSADAY IYO CURASHADA GUGA AYAA MAANTA ILAA CAAWA FIIDKII KA DA,AY CAASIMADA SOMALILAND IYO DEEGAANO KALE OO KATIRSAN SOMALILAND https://www.youtube.com/watch?v=Rm72apkvIeE...
Tuesday, April 2, 2024
“Waxaanu ku Wargelinaynaa Dhammaan shacabka Somaliland, Inay ka Fogaadaan Goobaha Dooxyada , Laagaha Iyo Biraha laydhka”Ciidanka Booliska
WARGELIN MUHIIMA : Sidaa la socotaan waxa la galay xilli roobaad , iyadoo la sadaalinaayo raxmad badan oo keeni kara wacyeellooyin laga taxadari karo , Haddaba Waxaanu ku wargelinaynaa dhammaan shacabweynaha Jamhuuriyadda So...
Tuesday, April 2, 2024
Suxufi Maxamed Cali Waji Iyo Sheeko Xigmad Badan Xanbaarsan Ee “Muusii Ma Soomaha Ahaa”
Suxufi Maxamed Cali Waji Iyo Sheeko Xigmad Badan Xanbaarsan Ee “Muusii Ma Soomaha Ahaa” https://www.youtube.com/watch?v=5iPFvLTr-so...
Monday, April 1, 2024
Abiy Ahmed Oo Aadan Faarax Umagacaabay In Uu Noqdo Raysal Wasaare Kuxigeen Itoobiya
Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Aadam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024. Ee Dawlada Fadara...
Monday, April 1, 2024
Guddida Heer Qaran Ee Qorshaynta Qaranka Jsl Oo Maanta kulmay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
Kulankan oo bishiiba hal la qabto ayaa waxaa lagu jaan joogaa qorshayaasha Horumarineed ee dalka si loo helo dal nabdoon, Dimuqraadiya dadkiisuna ku nool yihiin nolol heer sare ah. Kulanka maanta oo ka ka qabsoomay xaru...
Monday, April 1, 2024
Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Oo Ka Hadlay Fal Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Oo Lagula Kacay Mid Kamid Ah Engineerada Shirkada Gacanta Ku Haysa Biyo Balaadhinta Caasimada!
HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Darood ayaa qoraal Uu Ku Baahiyay Barta Uu ku leeyahay Facebookga kaga hadlay fal noociisu ku cusub yahay Somaliland oo lagula kacay midkamid ah hawlwadeenada shirkada...
Sunday, March 31, 2024
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Digniin Udiray Masaajidada Dalka
WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland maxamed aadan ayaa fariin digniin ah udiray masaajidada dalka taasi oo la xidhiidha in ay makarafoonada gaabiyaan xiliyada la tukanayo salaadaha taraawiixda iyo taajid...
Sunday, March 31, 2024
Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacay Deegaano Dalka Kamid Ah!
HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland dr xergeeye ayaa war cusub kasoo saaray xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaano somaliland kamid ah islamarkaana ay dad ugeeriyoodeen Sidoo kale xukuuma...
Sunday, March 31, 2024
Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dirwalkii Baxsaday Ee Ilmaha Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera!
BERBERA(W,N)-Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil ayaa dadaal dheer oo ay galeen kadib Gacanta Kusoo Dhigay dirawalkii waday gaadhigii ilmaha yar ku jiidhay magaalada berbera ee baxsaday kaasi oo laga soo qabtay magaalada burco. HA...
Sunday, March 31, 2024
Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Suuqa Bacadlaha Magaalada Gabiley Iyo Awaamiirta Ay Kusoo Rogeen,
GABILEY(W,N)-Maamulka Gobolka Gabiley, ciidanka booliska iyo maamulka dawlada hoose ee gabiley ayaa kormeer caawa kusoo maray suuqyada ganacsi ee magaalada sida bacadlaha magaalada oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan ...
Saturday, March 30, 2024
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Isku Shaandhay Ku Sameeyay Waaxaha Waasaarada
Wasiirka wasaarada beeraha jsl axmed maxamed habane ayaa maanta magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay qaarkamid ah agaasime waaxeedyada wasaarada iyo madaxda mashaariicda qaar maamusha. HALKAN KAGA BOGO QORAALKA WASIIRKA; ...
Saturday, March 30, 2024
Madaxweynaha Jsl Oo Golaha Wakiilada Ugudbiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Ku Mataleysay Komishanka Doorashooyinka
HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyay Komishaneer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ahaa xubintii Xisbiga WADDANI uu ku bedelay Komishaneerkii is casilay....
Saturday, March 30, 2024
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyay Raadcada Loogu Jiro Gaadhi Inan Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera Oo Baxsaday!
BERBERA(W,N)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ka warbixiyay shil gaadhi inan yar ku jiidhay gudaha magaalada berbera oo baxsaday iyo muwaadin hore oo isna gaadhi ku jiidhay kaantarool oo baxsaday i...
Saturday, March 30, 2024
Warbixin Is-barbar Dhig Ku Samaysay Dekedaha Berbera Iyo Muqdisho Oo ku Kala Tegay Dhinaca Adeeg Bixinta!
HARGAYSA(W,N)-Is barbar-dhig lagu sameeyay dakadaha Berbera Iyo Muqdisho oo ay sameeyeen khubaro caalami ahi ayaa lagu ogaaday in Dekedda Berberi ay dhinacyo badan kaga hormartay dekedda Muqdisho ee dalka aynu jaarka nahay ee Soom...
Saturday, March 30, 2024
Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Dawlada Hoose Maalgalisay Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyay!
HARGAYSA(W,N)-Tartanka Quraanka Kariimka ee Degmooyinka caasimada hargaysa islamarkaana ay maalgalisay dawlada hoose ayaa abaalmarino la Gudoonsiiyay Ardaydii kaalmaha hore ku guulaysatay Munaasibadan lagu abaalmarinayay guulay...
Friday, March 29, 2024
Qofkii Ugu Horeeyey Oo Xanuunka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Gobolka Hawd
Qofkii Ugu Horeeyay ee reer Somaliland ayaa xanuunka shuban biyoodka ugu geeriyooday deegaanka sayla oo katirsan gobolka Hawd. Sidoo kale xanuunkan ayaa soo ritay dadkale kuwaasi oo lagu dabiibayo xarumaha caafimaad ee gobolka ...
Friday, March 29, 2024
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil!
Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Khaalid Axmed Koosaar oo ku eedaysan inuu 26-3-2024 ku dilay Magaalada Hargeysa marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil waxaanu ku dhuftay Baaskoolad. Ciidanka Boolisku wax...
Friday, March 29, 2024
Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qaaday Gaadhi Yar Iyo Khasaaraha Nafeed Ee Uu Sobobay
HARGAYSA(W,N)-Dooxa hargaysa ayaa galabta qaaday gaadhi yar oo vits ah gaar ahaan dhinaca boqol jire kaasi oo uu ku geeriyooday wadihii waday gaadhiga uu qaaday. https://www.youtube.com/watch?v=LB5p3T3F8mw...
Friday, March 29, 2024
« Previous Page
—
Next Page »
LINKS
Adeegmaal.com
Saaxil News
Quality Media
Marsa News
Somali Shaqo
wajaale News
Haatuf Online
Hohad News
Allmarqaan
Allnabad
AllPuntland
AllPuntland24
AllSanaag
Allxamar
Aragti
Awdelpress
Axadle
Ayaamo
Wajaale News
Bar Kulan
Batalaale News
BBC L. Afka Soomaaliga
Borama N Network
Saaxil News
CadceedNews
Calanka
Codka America VOA
Daafeet.com
Dayniile
Diinsoor
Diplomat
DjiboutNet
Dooxo Diaspora Forum
Galdogob Times
Garowe Online
GeesGuud
Geeska Afrika
Gool FM
HIIRAAN
Halgan.net
Halqaran
heesta
Hiran State
Hiranstate
Hobyo Net
Horseed Media
Jaale Siyaad
Jowhar.com
Kasmaal
KeydMedia
Kooxda
Murtimaalnews
Mareeg
Marsanews
Midnimo
Minnesota Da'wah Institute
Mogadishu Journal
Mogadishu Law Office
Mogadishu University
Mudug24
Nuuruliimaan
Nuxur
Puntland Post
Puntlandtimes
Qaran News
Rasaala
Radio Mogadisho
Sagal News
Sagal Radio
Somali shaqo
Shaaciye
SilGor.com
Som Development
Somali Airlines
Somali Amreican C.
Somali Business
Somali Dispatch
Somali law
Somali Update