Sports
  • Chelsea oo durbaba tabtay goolhaye Thibaut Courtois
    Goolhayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois, oo lala xidhiidhinayay in uu ku biiro naadiga Real Madrid ayaana maanta soo xaadirin tababarka. Kooxda Blues ayaana ogayn xilliga 26 sano jirkan uu garooka ku soo laaban doono. Cou...
    Tuesday, August 7, 2018
  • Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Lagu Hirgelinayo Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Waxbarashada Qaranka
    Hargeysa-31-07-2018-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo dhidibbada loogu taagayo qorshaha Istiraatiijiyadeed ee waxbarashada qaranka. ...
    Tuesday, July 31, 2018
  • Nairobi oo marti gelin doonta cayaaraha fudud ee dunida ee 2020
    Magaalada Nairobi ayaa martigelin doonta cayaaraha fudud ee dunida ee cayaartoyda da'doodu ka yar tahay 20ka sano, sannadka marka uu yayay 2020. Arrintaas waxaa shaaca ka qaaday hay'adda cayaaraha fudud ee adduunka - IAAF. W...
    Friday, July 27, 2018
  • Tite oo Brazil Sii Leylinaya ilaa 2022
    Tababaraha xulka Brazil Tite ayaa saxeexay heshiis cusub oo dhigaya inuu macalinkani sii leyliyo kooxda qaranka ilaa dhamaadka koobka aduunka ee 2022-ka. Tite ayaa loo dhiibay xulka Brazil sannadki 2016-ki, waxana uu xulka u ho...
    Thursday, July 26, 2018
  • Natiijada Ciyaaraha Saaxiibtinimo ee Kooxaha Yurub
    Waxaa dalka Mareykanka ka socda ciyaaro saaxibtinimo oo ay qaar ka mid ah kooxaha ugu caansan Yurub ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka cusub ee oo bilaaban doona bisha August. Mid ka mid ah ciyaarihi xalay dhacay ayaa wax...
    Thursday, July 26, 2018
  • Xidhiidhka Kubada Cagta FIFA oo Ku dhawaaqay Murashaxiinta Abaalmarinta FIFA The Best.
    Xidhiidhka kubadda cagta FIFA ayaa ku dhawaaqay liiska musharaxiinta abaalmarinta FIFA The Best oo ay hay’adda soo bilaabeen tan iyo markii ay kala baxeen France Football Magazine sanadkii 2016, kaliyana labadii jeer waxaa hanta...
    Tuesday, July 24, 2018
  • Muxuu Ozil Iskaga Casilay Xulka Qaranka Jarmalka?
    Mesut Ozil oo ah laacib khadka dhexe uga Ciyaara kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu go'aansaday in aanu mardambe u ciyaarin xulka qaranka ee dalka Jarmalka. War qoraal ah oo uu soo saaray ciyaartoygan 29 jirka ah ayuu ku sheegay...
    Monday, July 23, 2018
  • Xulalka Eritrea iyo Itoobiya oo ay dhexmari doonto Ciyaar Saaxibtinimo
    Xidhiidhada kubadda cagta ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay inay qaban doonaan caayaar taarikhii ah oo saaxibtinimo oo dhex mari doonto xulalka labada dal. Xulalka kubadda cagta ee Itoobiya iyo Eritrea ayaa bisha nagu s...
    Monday, July 23, 2018
  • Xulka Faransiiska oo La Gudoonsiinayo Abaal Marintii ugu Saraysay
    Xulka Faransiiska oo ku guulaystay Koobka Adduunka ayaa la guddoonsinaya abaal marintii ugu sarraysay, sida uu shaaca ka qaaday madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Xulka Faransiiska ayaa salaan sharaf ka qaadan doona ciid...
    Monday, July 16, 2018
  • Xulka qarankan Belgium oo 2-0 Kaga bediyay England
    Xulka qaranka Belgium ayaa waxaa uu guul mihiima ka gaadhay Xulka qaranka England, kadib markii Laba gool oo ay labada qeybood ee ciyaarta ay kala dhaliyeen Eden Hazard iyo Thomas Meunier ayaa ka dhigay natiijada kulanka iney xulk...
    Saturday, July 14, 2018
  • Xulka Qaranka Croatia oo Taariikhda Markii Ugu Horeeysay U Soo Baxay Finalka Koobka Aduunka
    Hargeysa (WJN)- Xulka qaranka Croatia ayaa markii ugu horaysay taariikhdiisa u soo baxay finalka koobka aduunka kadib markii ay 2-1 kaga adkaadeen England. Inkasta oo xulka England uu hogaanka ciyaarta hayay min daqiiqadii 5 aad e...
    Wednesday, July 11, 2018
  • Xulka Qaranka France oo 1-0 Kaga Badiyay Belgium, Iskana Xaadiriyay Finalka Koobka Aduunka
    Hargeysa (WJN)- Xulka qaranka France ayaa u soo baxay finalka koobka aduunka kadib markii ay 1-0 kaga badiyeen Belgium. Samuel Umtiti ayaa noqday geesiga xulka France kadib marii uu dhaliyay goolka kaliya ee uu xulkiisu ku garaaca...
    Tuesday, July 10, 2018
  • C.Ronaldo oo Si Rasmi ah ugu biiraya Juventus
    Weerar-yahankii naadiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa waxa uu si rasmi ah ugu biirey naadiga Juventus. Waxa la rumeysan yahay in dhinacyadu ay isku raacen heshiiskii kama dambeysta ahaa, oo weeraryahankaasi uga soo kaxeyna...
    Tuesday, July 10, 2018
  • Falanqayn Ciyaarta Faransiiska iyo Belgium
    Faransiiska iyo Belgium ayaa caawa wada Ciyaaraya cayaarta nus dhammaadka ee Koobka Adduunka. Waxayna cayaarta dhacaysaa sacaadda Afrikada bari marka ay tahay 9:00pm fidnimo, Kooxda badisa waxay u gudbi doontaa cayaarta kama da...
    Tuesday, July 10, 2018
  • Croatia oo Semifinal u Soo gudubtay
    Xulka dalka Croatia ayaa u soo gudbay Semifinalaha koobka kubadda cagta adduunka ee Ruushka ka socda, kadib markii ay ka adkaadeen waddankii marti galinayay tartankan. Ciyaarta ayaa daqiiqadihii loogu tala galay ay ku dhammaata...
    Saturday, July 7, 2018
  • Xulka Ingiriiska oo ka badiyay Sweden
    Xulka England ayaa marki ugu horreeysay tan iyo sannadkii 1990-kii gaadhay semi-finalka Koobka Aduunka kadib marki ay galabta 2-0 uga badiyeen Sweden. Labada gool waxaa Ingiriiska madaxa ugu dhaliyay ciyaartooyda kala ah Harry ...
    Saturday, July 7, 2018
  • DAAWO; Dhakhtarka Xayaat Oo Diiday In Uu Gurmad Ufidiyo Dhaawaca Shil Khatara Oo Barxadiisa Hore Ka Dhacay.
    DAAWO;  Dhakhtarka Al Xayaat Oo Diiday In Uu Gurmad Ufidiyo Dhaawaca  Shil Khatara Oo Barxadiisa Hore Ka Dhacay. Iyo Dareenka Ayka bixiyeen shacabkii iskugu soo baxay shilkan gaadhi; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN; https://you...
    Saturday, July 7, 2018
  • Belgium oo Koobka Aduunka Ka Reebay Brazil
    Xulka Belgium ayaa gaadhay afar dhamaadka koobka adduunka kadib markii ay 2-1 ay kaga badiyeen Brzail cayaartii ka dhacday Kazan. daafaca Xulka Beldiem Kompany ayaa kubad madax ah ka dhaliyay daqiiqadii 13-aad. Xulka Brazil ...
    Friday, July 6, 2018
  • Xulka France oo 2-0 Kaga badiyay Uruguay, una gudbay Wareega afar dhamaadka Koobka Aduunka
    Xulka qaranka France ayaa gaadhay wareega afar dhamaadka koobka adduunka 2018 kadib markii ay Uruguay kaga badiyeen 2-0. Kulanka ayaa ku bilaawday dardar xoogan iyadoo labada dhinac ay si xoogan isku weerareen, xulka qaranka Ur...
    Friday, July 6, 2018
  • Falanqayn: Faransiiska iyo Uruguay midkee badin doona?
    Xulalka Faransiiska iyo Uruguay ayaa maanta wada cayaaraya saacadda Afrikada bari marka ay tahay 5:00pm galabnimo Kulanka ugu horreeya ee rubuc dhammaadka koobka aduunka. Uruguay oo aan guuldarro kala kulmin  7dii kulan ee ugu...
    Friday, July 6, 2018
  • Russia oo reebtay Spain una gudbay Wareega Siddeeda ee Koobka Adduunka
    Xulka martigelinaya Koobka Adduunka ee sanadkan 2018-ka ee Russia ayaa u gudbay wareega sideeda ee tartanka, kadib marki ay maanta rikoodhayaal 4-3 ah kaga badiyeen xulka Spain. Goolhayaha Russia Igor Akinfeev ayaa noqday geesigi...
    Sunday, July 1, 2018
  • Faransiiska oo Koobka Adduunka Ka Reebay Argentina
    Xulka France ayaa noqday xulki ugu horreeyay ee gaadha wareega siddeeda kooxood ee Koobka Aduunka ee sannadkaan 2018-ka, kadib marki ay maanta 4-3 ku garaaceen Argentina. Ciyaartii maanta oo ka dhacday garoonka Kazan Arena ee m...
    Saturday, June 30, 2018
  • Senegal oo ka hadhay Koobka Adduunka
    Xulka kubadda cagta Senegal ayaa ka hadhay koobka adduunka, kadib markii Colombia 1-0 kaga badisay. Senegal ayaa waxa ay noqtay Xulkii ugu dambeeyey ee Afrikan ah oo ka hadha koobka adduunka, mana jiro dal qaaradda Africa matal...
    Thursday, June 28, 2018
  • Shacabka gobolka Gabiley oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu Sharcigu Sareeyo oo dadka iyo dalkaba Lagu dhaqo
    Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah dadwaynaha gobolka Gabiley ayaa waxa ay Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqeen in sharcigu sareeyo oo dalka iyo dadkaba lagu dhaqo sharciga islamarkaana sharciga la mariyo cidii ku kacda falal lidi ku ah ...
    Wednesday, June 27, 2018
  • Ac Milan oo Laba Sano Laga Ganaaxay Tartanada Yurub
    Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa muddo laba sano ah ka ganaaxay kooxda caanka ah ee AC Milan dhamaan tartannada Yurub, kadib marki lagu eedeeyay in ay jebisay Nidaamka Isku-dheelitirka Dhaqaalaha ee loo ...
    Wednesday, June 27, 2018
  • Jarmalka oo laga reebay koobka adduunka
    Xulka kubadda cagta Jarmalka ayaa markii ugu horeysay taariikhda tan iyo sanaddii 1938-kii lagu reebay wareegga koowaad ee koobka adduunka. Jarmalka oo caawa la ciyaaray dalka Korea-da Koonfureed ayaa waxaa looga adkaaday 2-0, ...
    Wednesday, June 27, 2018
  • Taageere Isdilay ka Dib Ciyaartii Messi Lagaga Badiyey 3:0 Koobka Aduunka!
    Taageere taageersanaa wadanka Argentine iyo laacibka Messi ayaa ka xanaaqay ciyaartii 3 iyo Ebarka looga badiyey ciyaartaas oo ahayd ciyaartii dhex martay Argentine iyo Croatia ee koobka aduunka ee sanadka 2018. Dinu Alex oo ah...
    Sunday, June 24, 2018
  • Mucjisooyinka Uu Leeyahay Sanadkan Koobka Aduunka Ee 2018!!
    Waxaa imika la galay ciyaartii labaad ee is araga koowaad ee guruubyada oo imika ku dhaw dhamaan iyadoo la gali doono ciyaartii saddexaad ee ugu danbaysay is araga lugta koowaad ama guruubka. Mucjisoonka sanadkan wuu leeyahay a...
    Sunday, June 24, 2018
  • Brazil oo Guul Mihiim ah Ka gaadhay Costa Rica
    Laba gool oo ay kala dhaliyeen Philippe Coutinho & Neymar Junior ayaa soo nooleeyay rajada ay Brazil ka leeyahiin iney usoo baxaan wareega 16-aad ee koobka Adduunka. Brazil hadda waxey ka horreeyaan Serbia oo 3-dhibcood k...
    Friday, June 22, 2018
  • Faransiiska oo u gudbay wareega 16-ka Koobka Aduunka
    Xulka kubadda cagta Faransiiska ayaa u gudbay wareega 16-ka ee Koobka Aduunka, kadib marki ay maanta 1-0 kaga badiyeen kooxda qaranka ee Peru. Ciyaartan oo ka tirsaneyd Group-ka C isla markaana ka dhacday garoonka Ekaterinburg ...
    Thursday, June 21, 2018
  • Senegal iyo Japan oo guul gaadhay
    Xulka kubadda cagta Japan ayaa guul ku billowday cayaaraha koobka adduunka ayaga oo 2-1 kaga adkaaday dalka Columbia. Cayaartan oo ahayd tii koowaad ee maanta dhacday ayaa waxaa Columbia calaamadda casaanka ah laga siiyey Carlo...
    Tuesday, June 19, 2018
  • Mexico oo 1-0 Kaga adkaatay Xulka Jarmalka
    Kulanka oo ahaa mid siweyn isha loogu wada hayay ayeey cayaartooyda labada dhinacba soo bandhiggeen qaab-cayaareed siweyn loo jecleystay. Xiddiga xulka Kubadda Cagta Mexico ayaa dardar iyo weerar culus ah la soo gallay garoonka...
    Sunday, June 17, 2018
  • Serbia oo guul Muhiim ah Ka gaadhay Costa Rica
    Xulka kubada cagta ee Seribia ayaa maanta guul mihiima ka gaadhay xulka Costa Rica arkii layskugu soo laabtay qeybtii nasashada, waxa ay u muuqatay in labada tababare ay soo canaanteen ciyaaryahanadooda maadma is bedel ku dhacay q...
    Sunday, June 17, 2018
  • Uruguay oo guul mihiima Ka gaadhay Masar
    Xulka dalka Uruguay ayaa guul muhiim ah ka gaadhey ciyaartii kowaad ee ay la ciyaaraan xulka dalka Masar, kulan ka tirsanaa koobka adduunka. Ciyaaryahan Jose Gimenez ayaa daqiiqaddii 88-aad gool madax ah daba mariyay gool wadah...
    Friday, June 15, 2018
  • Russia oo 5-0 kaga adkaaday Sucuudiga
    Koobka kubadda cagta adduunka ayaa maanta si rasmi ah uga furmay dalka Ruushka, ayada oo dalka marti-gelinaya ee Russia uu guul ku billowday tartanka. Russia ayaa 5-0 waxay kaga adkaadeen dalka Sacuudiga, oo cayaar aad u xun so...
    Thursday, June 14, 2018
  • Magacyada cayaartoyda ka qayb galaysa koobka adduunka
    Halkan ka daalaco qarammada ka qayb galaya koobka kubadda cagta adduunka ee ka dhacaya Ruushka. Waxaad sidoo kale daalacan kartaa magacyada tababareyaasha iyo cayaartoyda xul kasta uga qayb galaya tartanka. Ruushka Tababare:...
    Wednesday, June 13, 2018
  • Tababarahii xulka Spain oo la eryey
    Xidhiidhka kubadda cagta Spain, ayaa maanta shaqada ka ceydhiyey macallinka xulka qaranka dalkaas Julen Lopetegui, maalin ka hor billowga koobka adduunka. Julen Lopetegui, oo shalay loo magacaabay tababaraha Real Madrid, ayaa l...
    Wednesday, June 13, 2018
  • Mohamed Salah iyo Xulkiisa Masar oo Gaadhay Russia
    Mohamed Salah ayaa shalay kasoo dhex muuqday tababarki ugu danbeeyay ee ay xulka Masar ku qaateen magaalada Qahira, ka hor inta aysan isla shalayba u duulin magaalada Grozny ee Russia oo xarun u noqon doonto xulka Faraacinada inta...
    Monday, June 11, 2018
  • Golden State Warriors oo Qarka u Saaran Hanashada Koobka NBA-da Mareykanka
    Naadiga kubadda koleyga ee Golden State Warriors ayaa qarka u saaran inay hanato koobka NBA-da Mareykanka mar kale, kadib markii guusheedii 3-aad ee is xiga ay ka gaadhtay ciyaaraha finalaha koobkan kooxda Cleveland Cavaliers. ...
    Friday, June 8, 2018
  • Nabil Fekir oo Ku Biiraya Liverpool
    Kooxda Liverpool ayaa qarka u saaran in ay lasoo wareegto weeraryahanka kooxda Lyon ee dalka Faransiiska Nabil Fekir. Wadaxaajood lagu dhameynayo heshiiska laacibkan ayaa u socda kooxaha Liverpool iyo Lyon, waxaana wararku shee...
    Friday, June 8, 2018
  • « Previous PageNext Page »

LINKS