Sports
  • Kulan Lagaga Hadlayay Doorka Haweenka Ee Doorashooyinka oo Lagu Qabtay Gollaha Wakiiladda
    Hargeysa (WJN)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay doorka haweenka ee ka qayb gelida doorashooyinka Somaliland iyo Kootada haweenka ayaa waxa lagu qabtay xarunta Baarlamaanka Somaliland.   Halkan hoose ka daawo muuqaalk...
    Wednesday, October 31, 2018
  • Kooxda Real Madrid oo shaqadii tabbabaranimo ka caydhisay Julen Lopetegui
    Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa shaqadii tabbabaranimo ka caydhisay Julen Lopetegui,kaas oo kooxda ka dhisan caasimadda Madrid maamullayay kaliya 14 kulan. Real Madrid oo ka mid ah kooxaha ugu weyn kubadda ...
    Tuesday, October 30, 2018
  • Wiilashii bohosha Thailand ku xayirmay oo guusha Manchester goobjoog ka ahaa
    Labo iyo tobankii wiil ee yaryaraa ee labada toddobaad ku xayirmay bohosha dhulka hoosteeda ah ee dalka Thailand ayay riyadoodu u rumawday waxayna garoonka Old Trafford ku daawadeen ciyaartii Manchester United ee Axaddii. Sheek...
    Monday, October 29, 2018
  • Robin van Persie oo go’aansaday in uu ciyaaraha ka fadhiisto
    Robin van Persie oo hore ugu soo ciyaaray kooxaha Manchester United, Arsenal iyo dalkiisa Netherlanads ayaa sheegay in uu ka fadhiisanayo kubbadda cagta dhammaadka xilli ciyaareedkan. Soddon iyo shan jirkan ayaa bishii January ...
    Thursday, October 25, 2018
  • Usain Bolt oo ku biiraya Valletta FC
    Kooxda difaacaneysa horyaalnimada dalka Malta ee Valletta FC ayaa u soo bandhigtay orodyahanki hore ee ciyaaraha orodka fudud ee adduunka Usain Bolt heshiis uu kooxdani kaga mid noqonayo si uu ugu ciyaaro kubadda cagta. Bolt ay...
    Tuesday, October 16, 2018
  • Ciyaartoy Barcelona u ciyaara oo dacwad lagu soo oogay
    Arda Turan oo ah ciyaartoy caan ah oo Turkiga u dhashay ayaa lagu soo oogay dacwad ku saabsan in uu la dagaalamay heesaa caan ah oo Turkiga u dhashay. Dacwad oogeyaasha ayaa dalbaday in 31 jirkan lagu xukumo 12.5 sano dacwada loo...
    Tuesday, October 16, 2018
  • Arda Turan oo booliiska Turkigu su’aalo waydiiyeen, kadib markii uu sanka jabiyay heesaa caan ah.
    Ciyaartoyga caanka ka ah dalka Turkiga Arda Turan ayay booliiska Turkigu su’aalo waydiiyeen, iyadoo la hadal hayo in uu sanka jabiyay heesaa caan ah. Muranka la sheegay in uu dhex maray ciyaartoyga iyo fannaan Berkay Sahin ay...
    Friday, October 12, 2018
  • Ronaldo oo wajahaya eedyemo kufsi
    Cayaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa laga reebay labada cayaarood ee soo socota ee xulka dalka Portugal, xilli laacibkan weyn uu Mareykanka ku wajahayo eedyemo la xidhiidha kufsi. Ronaldo ayaa waxaa kufsi ku eedeysay Kathryn Mayo...
    Thursday, October 4, 2018
  • Real Madrid oo Guuldaro Kale Ka Soo Gaadhay CSKA Moscow iyo Natiijooyinkii Champions League oo Dhamaystiran.
    Kooxda difaacanaysa koobka Champions League ee Real Madrid ayaa guuldaro kala soo laabtay kooxda CSKA Moscow kulanka labaad ee heerka Groupyada UEFA Champions League iyada oo Los Blancos kulankii saddexaad oo xidhiidh ah aan wax ...
    Tuesday, October 2, 2018
  • Mourinho oo sheegay in cayaartooda qaar ay aad uga taxaddaraan sumacadda naadiga
    Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah cayaartooyda ay aad uga taxadaraan kooxda marka loo barbar dhigo qaarka kale, kadib markii naadiga uu ku guul dareeystay in uu badiyo saddexdi kulan...
    Tuesday, October 2, 2018
  • Cristiano Ronaldo oo been abuur ku sheegay kufsiga lagu eedeeyay
    Cristiano Ronaldo ayaa "war been ah" ku sheegay eedaynta ay soo jeedisay gabadha Maraykanka ah ee sheegtay in ciyaaryahanka reer Boortaqiis uu kufsaday 2009. Ronaldo oo muuqaal soo dhigay Instagram-ka ayaa yidhi "waxay rabaan i...
    Monday, October 1, 2018
  • Natiijada Ciyaarihii Xalay ee Horyaalka Talyaaniga
    Kooxda AC Milan ayaa ku guuldarreysatay in ay kulankeedi saddexaad oo xidhiidh ah ay badiso horyaalka Serie A-da Talyaaniga, kadib markii ay xalay bar-barro 1- 1 ah la dhaafi weyday Empoli. Waxay aheyd barbarihii saddexaad oo xid...
    Friday, September 28, 2018
  • Madaxweynaha Turkiga oo taageero u muujiyay Mesut Ozil
    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa difaacay Mesut Ozil oo ah ciyaartoy Jarmal ah balse asal ahaan ka soo jeeda Turkiga kaas ee dhaleecayn kala kulmay in uu sawir la galay hoggaamiyaha Turkiga. Ozil oo 29 jir ah ayaa...
    Wednesday, September 26, 2018
  • Maxamed Salaax oo ku guulaystay abaalmarinta Puskas ee Fifa
    Ciyaaryahanka dalka Masar iyo kooxda Liverpool afka hore uga ciyaara ee Maxamed Salaax ayaa ku guulaystay abaalmarinta Puskas oo Fifa ay siiso qofka ugu gool qurux badan ciyaartoyda kubbadda cagta. Xafladda Salaax lugu gudoon s...
    Tuesday, September 25, 2018
  • Natiijooyinka Tartanka Champions League
    Kooxda difaacaneysa horyaalnimada Yurub ee Real Madrid ayaa xalay guul ku bilowday kulankeedi ugu horreeyay ee koobka horyaalada Yurub ee sannadkaan, kadib marki ay 3-0 ku dardartay kooxda Roma. Goolasha waxaa Real u saxeexay I...
    Thursday, September 20, 2018
  • Wakhtiyadii La Ciyaari Jiray Ciyaaraha Champions League-ga Yurub oo La Badelay
    Kaddib ciyaarihii Koobka Adduunka iyo lacago badan oo ay kooxuhu ciyaartoy ku soo Iibsadeen, ayaa waxaa isbadel weyn lagu sameeyay wakhtiga la ciyaarayo ciyaaraha Horyaallada Yurub ee Champions League-ga ee heerka group-yada. L...
    Tuesday, September 18, 2018
  • Oradyahan isaga oo tartan ku jira gaadhi lagu dhuftay
    Oradyahanka reer Kenya Joseph Kiprono Kiptum ayaa waxaa lagu dhuftay gaadhi xilli uu hogaaminayay tartanka oradka nus Maaradoonka ee dalka Colombia. Kiprono, oo 30 jir ah , ayaa u dhawaa meeshii loogu talagalay in oradka uu ku ...
    Monday, September 17, 2018
  • Orodyahan reer Kenya ah oo rikoor cusub dhigay
    Eliud Kipchoge oo u dhashay dalka Kenya ayaa ku guulaystay tartanka orodka adduunka ee ka socda magaalada Berlin ee dalka Jarmalka. Wuxuu jebiyay rikoodhkii u yaallay tartankan isagoona ku ordday 2 saacadood, hal daqiiqo iyo 39...
    Sunday, September 16, 2018
  • Madaxweyne George Weah oo isagoo 51 jir ah u ciyaaray qarankiisa
    Madaxweynaha Liberia George Weah ayaa ciyaar saaxiibtinimo oo caalami ah u saftay kooxdiisa qaranka - isagoo ay da'diisu tahay 51 sano. Weah, oo ahaa ciyaartoygii ugu horreeyay ee Afrikaan ah oo ay FIFA siisay abaal marinta ciy...
    Wednesday, September 12, 2018
  • Natiijooyinka Uefa Nations League
    Yurub, waxaa habeen hore ka dhacay ciyaaro xiisa leh oo ka tirsan tartanka cusub ee loogu magacdaray Horyaalka Qaramada Yurub kaas oo lagu badalay ciyaarihi saaxibtinimo ee ay ciyaari jireen dalalka Yurub. Xulka Portugal ayaa 1...
    Tuesday, September 11, 2018
  • EUFA oo Sameynaysa Tartan Cusub
    Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee loo soo gaabiyo UEFA ayaa lagu wadaa inuu sameeyo tartan saddexaad oo ay ku loolami doonaan naadiyadda kubadda cagta Yurub. Gudoomiyaha ururka ay ku mideysanyihiin kooxaha ugu waaweyn kubadda cag...
    Tuesday, September 11, 2018
  • Tabbaraha xulka kubadda cagta Nigeria oo shaqada laga joojiyay
    Tabbabaraha xulka kubadda cagta ee Nigeria ayaa muddo sannad ah laga mamnuucay howlaha Spoortiga, kaddib markii uu lacago laaluush ah ka qaatay weriyeyaal iska dhigayay wakiilo kooxo matalyay. Tabbabaraha ayaa lagu ganaaxay $5000...
    Wednesday, September 5, 2018
  • Salah wuxuu u qalmaa inuu ku guulesyto abaal marinta FIFA
    Madaxweynaha (CAF) Ahmad Ahmad ayaa rajo weyn ka muujiyey inuu Mohamed Salah uu ku guuleysanayo abaal marinta FIFA The Best. Ahmed wuxuu inta ku daray Salah haddii ay guusha raacdo "Guushaasi ma aha mid u soo hoyatay dalka Masa...
    Wednesday, September 5, 2018
  • Seddex xiddig oo isugu soo hadhay abaalmarinta FIFA
    Hay'adda ugu sarreysa kubadda cagta ee FIFA ayaa ku dhawaaqday magacyada ciyaartooyda isugu soo hadhay abaalmarinta xiddiga ugu fiican caalamka (FIFA The Best) isreereeb dheer kaddib. Cristiano Ronaldo, Mohamed Salah Iyo Luka M...
    Monday, September 3, 2018
  • Orodyahan guuleystay isagoo kab la’an ah
    Orodyahan u dhashay dalka Kenya oo lagu magacaabo Conseslus Kipruto ayaa muujiyay dhabar adeeg si uu ugu guuleysto orodka saddexda kun ee mitir, kadib markii mid kamid ah kabihii uu xidhnaa ay ka baxday xili uu ka qeyb galayaya ta...
    Monday, September 3, 2018
  • Isku Aadka Koobka Europa League oo La Sameeyay
    Waxaa lagu dhawaaqay guruubyada kooxaha ka qayb galaya koobka Europa League ee sannad kasta la qabto. 12 guruub oo min 4 kooxood ah ayaa loo qaybiyey guruubyada, waxaana lagu wadaa in cayaarta ugu horraysa ay dhacdo 20 Siteembar. ...
    Friday, August 31, 2018
  • Wararkii u dambeeyey ee ciyaaraha
    Kooxda Burnley ee ka ciyaarta horyaalka Ingiriiska ayaa xalay ku guuldaraysatay inay usoo baxdo tartanka Europa League ka dib markii ay barbaro 1-1 ah ku kala baxeen kooxda Olympiakos ee Giriigga ka dhisan. Olympiakos ayaa lugtii ...
    Friday, August 31, 2018
  • Isku aadka Champions Leauge oo la sameeyay
    Waxaa maanta la sameeyay isku aadka koobka kooxaha qaaradda Yurub ee Champions Leauge ee xilli ciyaareedka 20018/2019. C.Ronaldo ayaa dib ugu laaban doona Manchester, marka ay Juventus iyo Manchester United isku arkaan group-ka...
    Thursday, August 30, 2018
  • Goolkii Cristiano Ronaldo ka dhaliyay Juventus oo noqday goolkii ugu qurxoonaa 2018-ka
    Gool uu xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ka dhaliyay kooxda uu hadda u ciyaaro ee Juventus ayaa noqday goolki ugu qurxanaa sannadkaan 2018-ka. Cod uu u qaaday xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee EUFA a...
    Wednesday, August 29, 2018
  • Tottenham oo guuldraddo qadhaadh bidday Manchester Utd
    Kooxda Manchester United ayaa xalay guuldarro qadhaadh kala kulantay ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Premier League oo ay la ciyaatay kooxda Tottenham Hotspur, kadib marki United looga badiyay 3-0. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka k...
    Tuesday, August 28, 2018
  • Pique: Waanu soo Dhaweyneynaa Pogba
    Laacibka difaaca uga ciyaara kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa maanta sheegay in ay aad ugu soo dhaweyn doonaan garoonka Nou Camp haddii uu laacibka dalka France iyo kooxda Manchester United Paul Pogba uu doonayo inuu yimaado Bar...
    Monday, August 27, 2018
  • Tobanka dumarka ah ee ugu dakhliga badan gabdhaha ciyaartoyda
    Siddeed ka mid ah 10 ciyaartoy ee ugu dakhli badan dumarka waxay ciyaaraan tayniska, waxaana ka mid ah Serena Williams oo kaalinta koobaad ka gashay liiska jariiradda Forbes. Serena lacagtii ka soo gashay billadaha ay ku guulay...
    Wednesday, August 22, 2018
  • Henry oo raba inuu tababaro Bordeaux
    Tababaraha reer France ee waaya araga ah Arsene Wenger ayaa sheegay in Thierry Henry oo ka mid ah laacibiintii uu soo tababaray uu hadda diyaar u yahay inuu noqdo macallinka kooxda Bordeaux. Kooxda Bordeaux oo ka mid ah kooxaha...
    Tuesday, August 21, 2018
  • Man City oo guuleysatay iyo Man Utd oo laga badiyay
    Kooxda Manchester United ayaa soo xareysay guul weyn kadib marki ay 6-1 kaga badisay kooxda Huddersfield Town. Saddex kamid ah goolasha waxaa ku fara yareystay Sergio Aguero oo galabta saxeexay saddexleydiisii 13-aad oo micnaheed...
    Sunday, August 19, 2018
  • Kevin de Bruyne oo maqnaanaya 3 bilood
    Laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda kubadda cagta Manchester City Kevin de Bruyne ayaa seegi doona garoonnada muddo saddex bilood ah, kadib marki uu dhaawac kasoo gaadhay jilibka. Bayaan kasoo baxay kooxda Manchester City ...
    Friday, August 17, 2018
  • Atletico Madrid oo guul daro waji gabax ah gadhka u gelisay Real Madrid iyo Simeone oo Atletico u horseeday Koobka UEFSA Super Cup
    Kooxda Atletico Madrid ayaa guuldaro wayn gadhka u galisay kooxda Julen Lopetegui ee Real Madrid waxayna Atletico ku guulaystay koobka UEFA Super Cup, kadib markii ay wakhtigii dheeriga ahaa ee finalkii koobkan ay Madrid ugu awood...
    Thursday, August 16, 2018
  • Ciyaaryahankii hore ee xulka Brazil Ronaldo oo Cisbitaal la dhigay
    Ciyaaryahan Ronaldo oo Koobka Adduunka la qaaday dalkiisa Brazil ayaa la dhigay cisbitaal ka dib markii uu qabaw ku dhacay. Ciyaartoygan hore ayaa la dhigay cibtaalka isaga oo aad u xanuunsan waxaana la filayaa in laga saaro. ...
    Monday, August 13, 2018
  • Courtois oo Ku Biiray Real Madrid
    Kooxda Real Madrid ayaa soo bandhigtay goolhayahooda cusub Thibaut Courtois kaasoo ay kala soo wareegeen kooxda kubadda cagta Chelsea. Goolhayahan u dhashay dalka Belgium ayaa maanta u sheegay wariyaasha in tagitaankiisa Real a...
    Thursday, August 9, 2018
  • Heshiisyadii Ugu Waaweynaa Horyaalka Premier League 2018/19:
    Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa furmaya, ka dib markii uu furnaa suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee xilliga xagaaga. Inkastoo aysan jirin tiro aad u badan oo cayaartoy ah oo Ingiriiska timid, misna cayaartoy tayo sar...
    Thursday, August 9, 2018
  • Kepa Arrizabalaga oo Chelsea ku biiraya
    Bartilmaameedka naadiga Chelsea Kepa Arrizabalaga ayaa bixiyay heshiiska qandaraaskiisa lagu nasakhi karo oo ku dhow 79M oo Euro. Taasi waxay u saamaxeysa in gool wadahaasi uu ka tago naadiga Athletic Bilbao, kuna biiro naadiga Pr...
    Wednesday, August 8, 2018
  • « Previous PageNext Page »

LINKS